Deg Deg Mareykanka oo sheegay in ay Duqeeyeen Kooxda Shabaab..

 Waaxda Difaaca ee Mareykanka ayaa war ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerar dhanka cika ahaa ay ku beegsadeen Xubno ka tirsan Xarakada...

Faafaahin Madaxweyne Farmaajo oo Ciidan loogu diyaarinayo Deegaanka Afgooye,,

Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017. Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa...

Muqdisho Haweeney ku Hobeesan Bestoolad oo Dil ka geesatay Xaafada,,

Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka tirsan degmada Warta nabada ee magaalada...

Sawiro Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xooga oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Amison,,

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod  ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo  saraakiisha ugu...

Qarax Xoogan oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari,,

Ciidamada amaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shalay gabal dhicii fashiliyey qarax la soo bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Qaraxan ayaa waxaa la...

Dhageyso Ninkii Sawirka ku tilmaamay Rasuulka NNKH oo Gaalkayco Shir jaraa.id ku qabtay,,

waxaa magaalada Gaalkayco waxaa Shir jaraa.id ku qabtay Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare oo ka hadlay arinta lagu heesto, Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare...

Raiisal Wasaaraha Itoobiya oo wada hadal u furay Oromada iyo Soomaalida,,

Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn  ayaa kulan wadahadal ah u qabtay madaxda Maamulada Somalida iyo Oromada dalka Itoobiya oo waayahan xiisad adag ay...

Dhageyso Culumada Somaliyed oo Sheegay in uu diinta ka baxay Cabdi Wali Shiikh Cali...

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray arrinta ku aadan mid kamid ah Culumada ku nool Magaalada gaalkacyo oo dhawaaan soo bandhigay sawirka...

Maamulka Koonfur Galbeed oo taageeray Xulafada Dalka Sacuudiga uu horkacayo,,

Maamulka Koofur Galbeed ayaa taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in...

Jawaari oo Magacaabay Guddiga ka soo shaqeynaya Kiiska Qalbi Dhagax

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari” ayaa Magacaabay Guddigii soo baari lahaa Kiiska C/kariin Shekh Muuse Qalbi Dhagax iyo go’aankii...

News English